5 Barnaamij oo Lacag Laga Sameyn Karo Sanadka 2025
Sanadka 2025 waxaa jira barnaamijyo badan oo kuu oggolaanaya inaad si fudud u kasbato lacag adiga oo aan waqti badan ku lumin. Halkan waxaan kuugu soo bandhigaynaa 5 Barnaamij oo Lacag Laga Sameyn Karo Sanadka 2025
Impact-Site-Verification: 483d919d-0e00-4e67-ad75-930fb06d4e3c
1. GetGrass Airdrop

Waa maxay GetGrass?
GetGrass waa mashruuc blockchain oo bixiya token cusub si dadka loogu dhiirrigeliyo inay ku biiraan mashruucooda. lacag ayaad helaysaa adigoo la wadaagaya internet aaga aanad isticmaalin
- Wadamada uu ka shaqeeyo: GetGrass waa mashruuc caalami ah oo laga heli karo dhammaan dalalka taageera adeegyada crypto.
- Habka lacag bixinta: Waxa lagu siinayaa coina grass hadhowna usdt waad u bedelen cartaa
- Sida lacag loo kasbado: iska diwaangali link ga hoose, kadibna kusoo degso mobile kaaga ama computerkaaga
2. Dawn Airdrop

Waa maxay Dawn?
Dawn waa mashruuc blockchain ah oo taageeraya dadka cusub ee mashruucooda usoo biira, isagoo siiya abaalmarinno token ah kuwa ku biira mashruucooda.
- Wadamada uu ka shaqeeyo: aduuna oo dhan
- Habka lacag bixinta: Waxay bixiyaan Dawn tokens (crypto).
- Sida lacag loo kasbado: iska diwaangali link ga hoose, kadibna kusoo degso mobile kaaga ama computerkaaga
3. Kaisar Network

Waa maxay Kaisar Network?
Kaisar Network waa madal loo dhisay in lagu horumariyo decentralized computing, taas oo micnaheedu yahay in hawlaha xisaabeed loo qaybiyo dad badan oo qalabyadooda ay awood xisaabeed leeyihiin. Waxay dadka isticmaala siinayaan fursado lacag kasbasho ah iyaga oo token-ka Kaisar u adeegsada hab maalgashi fudud.
- Wadamada uu ka shaqeeyo: Waxaa laga isticmaali karaa dalal badan oo ay ka mid yihiin kuwa taageera adeegyada staking.
- Habka lacag bixinta: Waxay bixiyaan Kaisar tokens (crypto).
- Sida lacag loo kasbado: iska diwaangali link ga hoose, kadibna kusoo degso mobile kaaga ama computerkaaga
4. NodePay

Waa maxay NodePay?
NodePay waa mashruuc kuu oggolaanaya inaad lacag passive income ah ku kasbato adiga oo nodepay la wadaagaya xawaaraha internetaaga aanad isticmaalin
- Wadamada uu ka shaqeeyo: NodePay waa mid caalami ah oo laga isticmaali karo meel kasta oo internet-ka iyo crypto taageerto.
- Habka lacag bixinta: crypto (nodepay token)
- Sida lacag loo kasbado: iska diwaangali link ga hoose, kadibna kusoo degso mobile kaaga ama computerkaaga.
5. Honeygain

Waa maxay Honeygain?
Honeygain waa app kuu oggolaanaya inaad lacag ku kasbato adiga oo u oggolaanaya inuu isticmaalo xogtaada internet-ka ee aanad adeegsan.
- Wadamada uu ka shaqeeyo: Waxaa laga isticmaali karaa dalal badan oo caalami ah, oo ay ku jiraan kuwa leh internet xawaare sare leh.
- Habka lacag bixinta: paypal ama crypto
- Sida lacag loo kasbado: iska diwaangali link ga hoose, kadibna kusoo degso mobile kaaga ama computerkaaga
Gunaanad
Barnaamijyadan waa fursado gaar ah oo kuu oggolaanaya inaad lacag passive income ah ka samayso si fudud. Waxaad u baahan tahay oo keliya inaad si taxaddar leh u doorato midka kugu habboon, si aad uga faa’iidaysato fursadaha dhaqaale ee crypto sanadka 2025. Haddii aad doorato mid ama ka badan, waxaad heli doontaa dakhli joogto ah adiga oo gurigaaga jooga!